logo-moitt3
Puntland Portal
Booqo dhamaan Mareegaha Xarumaha Dawladda Puntland
Booqo



dabeylo ka imanaya Badweynta Hindiya kuwaas oo ku wajahan qaybo ka mid ah deegaannada dhaca xeebaha Puntland

Sida ay saadaasha hawadu sheegtay waxaa jira dabeylo ka imanaya Badweynta Hindiya kuwaas oo ku wajahan qaybo ka mid ah deegaannada dhaca xeebaha Puntland, waxaana la filayaa inay maraan Eyl, Suj iyo Bayla.

Dabaylahan oo jaraya xawaare dhan 63 km saacaddii, waxay saameyn ku yeelan karaan xoolaha, beeraha iyo dadka, waxay Wasaaradaha Warfaafinta Wasaaradda Deegaanka iyo saadaasha cimillada uga digayaan dadka deggan meelaha xeebaha ah inay ka digtoonaadaan dabeylahan ku soo wajahan deegaannada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *