logo-moitt3
Puntland Portal
Booqo dhamaan Mareegaha Xarumaha Dawladda Puntland
Booqo



Adeega .pl

Adeega (.pl.so) waa Astaanta Interner-ka Dawladda Puntland oo ay Dawladda masuul uga tahay maamulkeeda Wasaaradda Warfaafinta Isgaarsiinta, Dalxiiska, Dhaqanka iyo Hiddaha DPL.

sHURUUDAHA LAYSKA RABO

Hay'ad kasta oo Dawladeed waxaa laga rabaa inay soo buuxiso 2-dan shardi

1. inay si rasmi ah Wasaaraddu/Hay'addu usoo codsato iyadoo warqadda Codsiga uu soo saxeexayo ugu yaraan Agaasime Guud.

2. In lasoo buuxiyo Foomka Codsiga si loogu xafido Kayd-ka (Archive)-ka wasaaradda Warfaafinta DPL.

Yaa soo dalban kara Adeegan

Adeegan waa mid dawli ah waxaana soo dalbankara Hay'ad Dawladeed oo ku Aas aasantay Dastuurka DPL ama Wareegto Madaxwayne.

Xagee lagu soo hagaajinayaa Codsiga

Fadlan ku soo dir TO: admin@moitt.pl.so Cc dg@moitt.pl.so ama waxaad keenta Xarunta Wasaaradda

Halkan kala deg Foomka iyo Tusaalaha Warqadda Codsiga

Download-Foomka Codsiga
Download-Tusmada Warqadda Codsiga