logo-moitt3
Puntland Portal
Booqo dhamaan Mareegaha Xarumaha Dawladda Puntland
Booqo



Wasiirka ayaa goor dhoweyd magaalada muqdisho ku qabtay shir jaraa’id.
Wasiirka wasaaradda Warfaafinta Dowladda Puntland mudane Cabdullaahi Cali Xirsi (Timo-cadde) ayaa goor dhoweyd magaalada muqdisho ku qabtay shir jaraa'id.
Wasiirka waxaa shirka ku wehliyey wasiirka Arrimaha Gudaha D owladda Puntland iyo wasiiro Jubaland ka socda.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *