logo-moitt3
Puntland Portal
Booqo dhamaan Mareegaha Xarumaha Dawladda Puntland
Booqo



KHUDBADDA MADAXWEYNAHA PUNTLAND EE FURITAANKA KAL-FADHIGA 45-AAD EE GOLAHA WAKIILADA PUNTLAND

Garoowe, Oktoobar, 26, 2019: Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si rasmi ah u furay kal-fadhiga 45-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland.

Madaxweynaha Puntland ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyey furitaanka kal-fadhiga 45-aad ee Baarlamaanka Puntland, Madaxweynaha ayaa khudbadda kusoo qaatay waxqabadkii Xukuumadda sideedii bilood ee u dambeysey waxaana ka mid ahaa.

1. Qaybta 1aad Arrimaha Siyaasadda

2. Qaybta 2aad Safaradii Debedda iyo Guddaha

3. Qaybta 3aad Waxqabadka Wasaaraddaha iyo Hay’addaha Dowladda ee arrimaha:

I. Arrimaha Guddaha iyo Amniga II. Arrimaha Maaliyadda & Horumarinta Dhaqaalaha III. Arrimaha Bulshadda IV. Arrimaha Tayeynta Adeegyadda & Horumarinta Kaabayaasha.

Ugu dambayn, Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si rasmi ah u furay kal-fadhiga 45-aad ee Golaha Wakiillada Puntland. Ka akhriso khudbadda Madaxweynaha oo dhammaystiran sawirada hoose.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *