logo-moitt3
Puntland Portal
Booqo dhamaan Mareegaha Xarumaha Dawladda Puntland
Booqo



Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo qado sharaf u sameeyay Isimada dhaqanka ee Dowlad deegaanka Soomaalida

Garoowe : Jannaayo 25 2020: Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa qado sharaf u sameeyay isimada dhaqanka ee Dowlad deegaanka Soomaalida , kuwaasoo maalamahan ku sugan Garoowe.

Kulanka waxaa qayb ka ahaa, Xildhiibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, xubno ka tirsan Goleyaasha Dowladda Puntland, iyo Hoggaanka dhaqanka Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *