logo-moitt3
Puntland Portal
Booqo dhamaan Mareegaha Xarumaha Dawladda Puntland
Booqo



Madaxwayne Deni oo dadka ku booriyey inay u adkaystaan safafka dhaadheer maalinta doorashada
Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ugu baaqay dadka codeynaya in ay u dhabar-adeygaan safafka dhaadheer ee ay ku jiraan, kulka, boorka ama dabeysha iyo wixii la mid ah. Wuxuuna kula dardaarmay in maanta gudanayaan xuquuqda ay u leeyihiin in ay wax doortaan lana doorto.
Madaxweynaha ayaa Hadalkan jeediyay isagoo kormeerayay goobta lagala soconayo arrimaha Doorashada, halkaasi oo ay ku suganyihiin korjoogto isaga yimi dal iyo dibad.
  Halkan kaga bogo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *