logo-moitt3
Puntland Portal
Booqo dhamaan Mareegaha Xarumaha Dawladda Puntland
Booqo



SAWIRRO IYO MUUQAAL; kusimaha Madaxweynaha Puntland oo Shir Guddoomiyay Kulanka Golaha Wasiiada.

Garoowe: January 23, 2020: Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoomiyey Kusimaha Madaxweynaha Dowladda Puntland, Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, waxaa todobaadkan looga hadlay Amniga, Shirkii Puntland iyo dowlad deegaanka Soomaalida ee ka qabsoomay War-dheere, Xeer-Nidaamiyaha Baadhista, Hubinta Tayada iyo Caddaynta dhoofinta Kalluunka iyo qodobo kale.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska dowladda Puntland Cali Xassan Axmed Sabareey ayaa ka warbixiyey qodobadii shirka kasoo baxay.

Muuqaalka hoos kala deg.

https://wetransfer.com/downloads/b90ca509881cacd3ff09d2f38fd3ea1d20200123122721/821c0d

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *